Fadliga cumrada leedahay waxaa kamid ah dambigaada oo la dhaafo iyo in aay kaa fogeyso faqriga. Waxaa jira xadiith nabiga laga wariyay NNKH تابِعوا بينَ الحجِّ والعُمرةِ، فإنَّهُما ينفيانِ الفقرَ والذُّنوبَ" (رواه الترميذي 810 )
"Is raac-raacsiiya Xajka iyo Cumrada labaduba waxay tir-tiraan faqriga iyo dambiga"
Sidoo kale waxaa jiro xadiith kale uu suubanaha laga wariyay NNKH kaas oo tilmaamaayo wanaaga ku jiro cumrada
حديث أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ: أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ: العُمْرَةُ إِلَى العُمْرَةِ كَفَّارَةٌ لِمَا بَيْنَهُمَا، وَالحَجُّ المَبْرُورُ لَيْسَ لَهُ جَزَاءٌ إِلَّا الجَنَّةُ رواه البخاري (1773)، ومسلم (1349).
"Cumradu weey tir-tirtaa dambigii la galay Ilaa Cumradii ugu dambeysay, Xajka la aqbalayna abaalmarintiisu waa Janno"